Qeexid

"ld ehel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ahal oo kali ah:
  • Waabaydan oo la sheegay inay ahayd bahal qol ku raag ah waxa loo malaynayaa inuu hore Soofiyeetigu nukliyeer ugu walaaqay oo uu meel ku ilaaway.
  • Sidaa awgeed dadkii rakaabka ahaa habeenkii oo dhan waxay jirsanayeen dhirta hoosteeda, waxayna la kulmeen dhaxan iyo hurdo-xumo, balse Biixi iyo Xayaad kama qasna, waxayna fadhiisteen geed-yar hoostii, waxaana u socota bahal sheeko ah oo xiise leh.