Qeexid

"Bisha siddeedaad ee sannadkamiilaadiga ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agoosto oo kali ah:
  • . Waxaan ku heshiinney in waqtiga Hay’adaha Federalka ee Ku-meelgaarka ah uu dhammaanayo Agoosto 2012.
  • Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo ku taliyay in Doorasho la qabto ka hor Bisha Agoosto ee soo socota.