Qeexid

"Qolof cad oo madaxa yeesho markauu basaaso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agool oo kali ah:
  • Agool ( Ingiriis :Dandruff) waa holobta timaha salkooda ka dhalata.
  • Dhegoculeys Astaanta caalamiga ah ee dadka Dhagoolka ah.