Qeexid
Wax, wax kale meelu dhow socod ku dhaafin.
[-iyay, -isay]
f.lg2Wax, wax kale meelu dhow socod ku dhaafin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg agmar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg agmari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Shiifow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax, meel u dhowsocod ku dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah meesiyada la dhaqdo,ku dhala shan bilood, had iyo jeer la noolxaaska oo ka kooban riyo iyo ido. ld eri1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig xooggan soohid.
Qeexid Xigta: Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Qeexid Kale: Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xagmar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof u abaalgudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -iday, -isay
Qeexid: Xoolo cabbay oola rabo in la rakaadiyo caws geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]