Qeexid

"Xoolaynta weel gocaya laxooleeyo."

Qeexid Kale

ld agloolid.

Qeexid Xigta

Jaangooyada hore ee wax ladhisayo ama la samaynayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aglool oo kali ah:
  • Halkaa waxa haddaba innooga dhuroobey oo innooga cad inaan weel gocayo ah marna la adeegsanin tiiyoo la agloolo mooyaane.
  • Reformat - Dib u aglool Unformatted - Gocayo ah.