Qeexid

"Cunto la siiyo dadka aasaya qofdhintay oo qabriga lagu dul cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agas oo kali ah:
  • Muqdisho: Agasime Isbital oo la weraray Agaasimaha Isbitaalka Madiina oo ka mid ah isbitaalada fara ku tiriska ah ee ka howlgala Magaalada Muqdisho Dr.
  • Dhinaca kale, Guddoomiyaha gobalka Banadir ahna duqa Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb "Maxamed Dheere" ayaa maanta Mudane Nuur Xasan Cali "Nuur Deqle" u magacaabay agasimaha guud ee nabadgalyada iyo dib u heshiisinta gobalka Banaadri.