Qeexid

"Ceel biyo badan leh; naq badan."

Qeexid Xigta

A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aanintifaac lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agan oo kali ah:
  • M-wayne Faroole, oo ahayd in uu masuuliyiinta Puntland hogaamiyo shalay ayaa baaqday kadib markii uu dagaal culus ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Puntland oo iminka yara dagan.
  • Wicitaanka: Ibrahim Cali Xuseen Kusoo dhawaada saaxibayaal Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, oo todobaadkaan ku saabsan caqabadaha hortaagan rajada laga qabo in shidaal laga soo saaro Soomaaliya.