Qeexid

Qof aan ka xishoon waxyaabobulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agagas oo kali ah:
  • Si kastaba xaajadu ha ahaatee shirkan oo ay ilma IGAD hadhuubka u hayaan lama oga inay ka ilbixi doonaan agagasnimadii kuwii hore dubatay iyo inkale.
  • Si kastaba xaajadu ha ahaatee shirkan oo ay ilma IGAD hadhuubka u hayaan lama oga inay ka ilbixi doonaan agagasnimadii kuwii hore dubatay iyo inkale.