Qeexid

"Wax meelaha ku dhow eehareeraha kaga xeeran. ld agaggaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agagaar oo kali ah:
  • Xarunta Gaadiidka Booliska oo lagu wado inuu ka dhaco shirweynaha dib u heshiisiinta iyo agagaarka xeebta Liido ayaa waxaa ku dhacay dhowr hoobiye.
  • Taliyaha oo lagu magacaabi jiray Maqdal Faarax Xuseen ayaa dilkiisa waxaa uu ka dhacay agagaarka iskuulka Bilaal oo xarun ciidan ay u tahay maliiishiyaadka gacanta ku haaya magaalada Kismaayo, halkaasi oo ah bar ciidanka laga xukumo.