Qeexid

"ld agaag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agag oo kali ah:
  • Maydadka dhowr qof oo ka tirsnaa mucaaradka laguna dilay dagaalka ayaa yaalay agagaarka Ex-koontaroolka, waxaana halkaas ku daawanayay dadweyne badan, waxaana maydadka ilaalo ka hayay ciidamo ka tirsan dowlada Somaila.
  • Ciidamada Ugandhees-ka ayaa rasaas xoogan furey iyadoo ciidamada Dowlada KMG ee ku sugnaa agagaarka Isgooyska KM4 iyaga rasaas kale soo rideen.