Qeexid
ld agabbarid.
ld agabbarid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley leyliyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld agabbarid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid gabbaro siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qalabka guri, makhaayad iwmlooga adeegto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay.
Qeexid Xigta: Ciirsi; miciin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Si toos ahoo aan leexleexasho lahayn wax u aadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel ku aadkeeda.
Qeexid Xigta: ldabbaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax meelaha ku dhow eehareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa.
Qeexid Xigta: Dhagar, khayaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid ciirsi kadhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bartamaha habeenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhasha yaryar ee libaaxa.
Qeexid Xigta: Ilmo aad u cayilan oo aan socod weli gaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld agabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaabka loo leyliyo fardo iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Fardo iwm laylin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Carbin, agabar.
Qeexid Xigta: ld farabbarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef ugub oo curtay maalis oggolaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld agagaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]