Qeexid

"Qof madax kaah waax wasaaradeed, wakaaladeed,hay'adeed iwm."

Qeexid Xigta

A. guud: qof dhowragaasime madax u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga agaasime oo kali ah:
  • Ciidamo ka tirsan Booliska ayaa gudaha u galay idaacadda kuwaasi oo ku amray shaqaalaha iyo agaasime kuxigeenka in ay tagaan xarunta Booliska, halkaasi oo lagu xeray C/qaadir Nuunow.
  • "Shaqalihii la socday diyaarada oo ahaa 3-ruux way dhinteen, waxayna u kala dhashen Kenyan iyo Yemen" ayuu yiri agaasime ku xigeenka garonka oo sharaxayay khasaraha nafeed ee ka dhashay burburka diyaarada.