Qeexid

"(-go, m.l) Meel inta u dhow amahareerka kaga xeeran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ag oo kali ah:
  • Abuu Dar wuxuu Cali ku yidhi "haddaad ballan adag iga qaaddid inaad i tusinaysid waxaan doonayo waan kuu sheegayaa."
  • Dagaalkaan oo iminka bolowday ayaan la ogeyn khasaaraha ka dhashay waxaana dhibaatad ugu badan ay soo gaareysaa dadka rayidka ah ee meeshaas a dhow ee reer miyiga ah.