Qeexid

"ld afxumaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afxumo oo kali ah:
  • Waa guuldaro, sharafxumo, iyo bisayl la’aan in kursigu ku wareegaysto reer qura, ummaddii kalana ay noqoto kor joogto.
  • Odaygii oo la yaaban waxa ragga kale afxumo kasoo baxaysa iyo aamusnaanta Garaadka ayaa isha ku biciriiriyey wajiga Wiil Waal.