Qeexid

"Riciraha tunka tan ugu sareysa eemadaxa ku fadhiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afweyn oo kali ah:
  • Sidoo kalena arrinta Ceel-afweyn lagu xallinayo gobolka Togdheer.
  • Ta kale madaxweyne Cigaal waxa uu qabtay indhaha shacbiga ayay hor yaaliin, mana aha inuu Saleebaan Afweynena ammaano, madaxweynihii ay dadku doorteena uu dhalleeceeyo, taasna waxaan leenahay xaasha’e nin libin kaa xisdiyay xumihii waa yaabe.