Qeexid

Neef afka, ama wax kale, laga siidaayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afuufo oo kali ah:
  • Anigana kaalinta igu soo aadday waxay noqotay in aan shido, oo sun iyo been ku afuufo dhallinyarta, oo aan oggoleysiiyo inay ficil istish’haadi ah sameeyaan.
  • Walow ciidan ahaan cadowga dhabarka looga jebiyay,haddana waxaa weli laysku dayayaa in la badbaadiyo oo la bakhti-afuufo dulmiga fashilmay.