Qeexid

Qof, wax sidadufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iskabi'in.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aftiro oo kali ah:
  • Ugu dambayn miisaaniyadda uu wasiirka maaliyaddu golaha wakiilada soo hordhigay waxay xambaarsan tahay dhaliilo shilis iyo madmadaw badan, kuwaas oo u baahan daymo badan iyo in aad loo tifaftiro.