Qeexid

"(-iyo, m.l) Arrin ama qaynuun, in laoggolaado ama la diiddo darteed, ay dowladishacbigeeda u bandhigto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afti oo kali ah:
  • Qoraaladaasi waxaa khubarada diinta Islaamku u aqoonsan tahay ineey yihiin waxyigii Alle ku soo dejiyay Nebi Ibraahim; kuwaasi oo uu qoray Nebi Ibraahim naftiisa iyo isku duba rideen intii raacsanayd asaga ka dib markii uu geeriyooday.
  • Dhammaan ama inta badan xeerrarka shareecadda Islaamku, waa kuwo qofka Muslimka ah u ilaalinaya Diintiisa, dhiigiisa, maalkiisa iyo sharaftiisa.