Qeexid

"Qoffikraddiisa si wanaagsan hadal ugu cabbiro."

Qeexid Xigta

Awoodda hal-abuur ee qof leeyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aftahan oo kali ah:
  • Wuxuu aad iskugu mashquuliyaa in uu wax ka barto aqoonta islaamka, waana taas sababta ku kallifaysa in uu aad u caashaqo shiikh Xaayow oo ah wadaad aftahan ah oo culuumta diinta Islaamka ku talax tagay.
  • Ereyga uu magaca ururku saanyadey ee 'aftahan' oo macnihiisu muujinayo cod-karnimada, aqoonta shishe ee xeel-dheerida afka, suugaanta iyo dhaqanka ayey ku sargo'an tahay waxqabadkiisa iyo himilooyinkiisa horumarineedba.