Qeexid

"/dh.t.j ld afaraad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afraad oo kali ah:
  • Baas dheer oo Cafu ka soo farsameeyay badhtamaha garonka ayaa noqotay goolkii afraad.
  • Kulanka ugu soo horeeya wuxuu safanayaa kowda September oo ay wada yeelanayaan Forli oo ah heerka afraad ama Serie C2, oo ay ku wada jiraan qaybta ‘B’.