Qeexid

"ld afmiinshaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afmiishaar oo kali ah:
  • Waxaan dooneynaa in aanu ku beerno Shacabka Soomaaliyeed iney ceeb tahay Xanta, Afmiishaarneynta,Beenta,Faaqidaada, Jaajuska iyo waxa khashinka ah oo aakharo iyo aduunba ku fool xun.
  • Ninka Saxaf la yidhaahdo oo ah inan-googaar afmiishaar ah, ayaa si xarago leh warbaahinta uga halgamay, ninkaas oo muddadii dagaalku socday habeen kasta hadlayay, isagoo sii daynayay Maraykanka cadibay oo kaga xanuun kulul gantaalaha uu ridayo.