Qeexid

"(-rro, m.dh) Qof ku meelmariya wuxuu doona codkarnimo iyo kartidhagari ku jirto. ld afmiishaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afmiinshaar oo kali ah:
  • Haddii kale waxaaba dhici karta, sida maanta jirta in warxumo-tashiilka iyo afmiinshaarka ay si qaldan ummadda wax u tusaan, taasina ay keentay dhibaatooyinka maanta ay ku jiraan ummaddayna.
  • Waxaanan idinku guubaabinayaa xajista nabaddiina, ha dhagaysanina afmiinshaarka dal iyo dadba mijin qaada siisanaya.