Qeexid

Cid, wax barasho heerwacan ka gaarsiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aflixi oo kali ah:
  • Axmad ayaa sheegay inay Aflixiyaan Boqoolaal caruur ah agoon ah kuwaasi oo wax ka baran jiray goobtan.
  • Axmad ayaa sheegay inay Aflixiyaan Boqoolaal caruur ah agoon ah kuwaasi oo wax ka baran jiray goobtan.