Qeexid

"aflaam aflaawe m.l (-wayaal, m.l/dh) Afgarooc."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aflaam oo kali ah:
  • Qaarkale waxay waqti dheer daawadaan aflaam taxane ah; kuwa kale waxay aad ugu hadlaan taleefanada gacanta.
  • Aflaamnta ayaa laga soo duubay sida ay sheegeen maamulka Al-shabaab ee Kismaayo dalalka Somalia, Afghanistan iyo Falastiin, iyadoo mas'uuliyiintu ay sheegeen in filimaantaas ay ugu talogaleen kicinta dadka.