Qeexid

"eeg feker1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afkaar oo kali ah:
  • Laakiin xuska maalintaa ka sokow waxay kooxihii dhinaca siyaasadda kala afkaarta ahaa kala furteen maryo-dhiig leh, ka dib markii ay isu dhiib-dhiibeen hadalo ba’an oo duurxul siyaasadeed ah, badheedhena aan ka taganayn.
  • Somaliland waxay leedahay saddex xisbi oo qaran oo leh afkaar siyaasadeed oo kala duwan, laakiin waxaa ururadu iskaga mid yihiin danta guud ee ku aadan jiritaanka qaranimada Somaliland, horumarka iyo dhismaha dalka.