Qeexid
Qof hadlaya, iyadoo loodiidayo inuu sheego sir ama wax aanhabboonayn hadal ka joojin.
[-gay, -gtay]
f.g1Qof hadlaya, iyadoo loodiidayo inuu sheego sir ama wax aanhabboonayn hadal ka joojin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg afjig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cid u baaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]