Qeexid

"Turjubaan;afceliye."

Qeexid Xigta

Qof ku hadla magaca koox, dad,ummad iwm. ld afhayeen.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afhaye oo kali ah:
  • Lars Walder oo ah afhayeenka shirkadda Markabka iska leh.
  • Afhayeen u hadlay ciidanka Mareykanka ee ku sugan Ciraaq ayaa sheegay in Baqdaad lagu dilay askari Mareykan ah.