Qeexid

"(-iyo, m.dh) Af gaar ah oo loogahadlo degaan ka mid ah waddan, kana yaraduwan afkiisa rasmiga ahi; lahjad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afguri oo kali ah:
  • Afguri ama Lahjad waa af shabaho luqada ee markaas lahjada u tahay, waxaana badanaa looga hadlaa hal wadan gudihiis.
  • Lahjada Maay waxay sidaas uga mid tahay lahjadaha waxaa ku ha waxayna labadooduba leeyihiin afguriyo(lahjado) dhawr ah.