Qeexid

Hab aan sharci ahayn oodowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab.

Qeexid Kale

ld afgembiyid.

Qeexid Xigta

Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoosmaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afgembi oo kali ah:
  • Marna waxay ahayd 1969-kii oo khilaafaadkii ka dhashay ku shubashadii doorashooyinka ayaa la isku khilaafay aakhirkiina keenay inuu afgembi ka dhaco, oo burbur dhaco.
  • Talyaaniga oo qudhiisu ku jiray liiska musharaxiinta koobka adduunka ayaa afgembi u dhacay, kadib markii Croatia 2-1 ku carraabisay.