Qeexid

"ld afgarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afgarad oo kali ah:
  • Tallaabadan ayaa ku soo beegantay xili uu is afgarad dhex maray guddiga amniga qaranka iyo guddiga ganacsatada taasoo wax ka badashay xaaladii hore ee uu ku sugnaa suuqa oo aheyd mid gebi ahaanba albaabada loo laabay goobihii ganacsiga.
  • "Kuma daynayno dadku inay islaayaan," ayuu yiri Madaxweynaha Puntland, isagoo soo hadal qaatay in beelo ku diriray gobolka Bari ee Puntland dhowaan gaaray heshiis iyo isafgarad buuxa.