Qeexid
Cudur dadka ku dhaca oo oogadasida furuqa nabarro biyo leh u yeela.
Cudur dadka ku dhaca oo oogadasida furuqa nabarro biyo leh u yeela.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Cid ujeeddadeedafahmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld afgarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Qof aan hadalka sifiican u jeedin karin; aflaawe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld afgammuur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld afgammuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg afgaro. ld afgarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
Qeexid Xigta: ld afgammuurid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Qalabka guriga looga adeegto.
Qeexid Xigta: Waxyaabaha qofka u gaarka ah sidasanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Aan weli waxbacunin ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin.
Qeexid: alaab ceyriin m.dh.u ld alaab caydhiin.
m.l
Qeexid: ld abaabid; abab1; ababid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld abab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: ldafgammuuran1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xmay, -xantay
Qeexid: ld afgammuuran1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ldafgammuuran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld afgammuuran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld afgammuuran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]