Qeexid

"(-bayaal. m.l/dh) Qof afduubsameeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afduube oo kali ah:
  • Ajaanib lagu afduubey Muqdisho Dublamaasiyiin ka tirsan safaaradda Libya ee Somalia ayaa lagu afduubay maanta gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana labadaan dublamaasi la afduubay xilli ay isku dayayeen inay alaabooyin ka iibsadaan Suuqa.
  • Kabtankii Markabka ayaa u geeriyooday xanuun dhanka wadnaha markii ay kooxaha burcadbadeeda ah ay afduubeen markabkan oo laga leeyahay dalka Ukrain.