Qeexid

"Is-afgaranwaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afdhaaf oo kali ah:
  • Walaal ma jirto wax is-casilaad ah iyo waxaanu isku afdhaafnay Madaxweyne Ku-xigeenka midkoodna.
  • Garaad Ciid oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Waxaan Dowlada Puntland kula talinayaa in dhamaan hadii la is afdhaafo ama la kala fikir duwanaado loo gogol xaaro xal in laga gaaro."