Qeexid
Wan weyn oo jabsaday.
Wan weyn oo jabsaday.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Xiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo naafmadoobe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.w
Qeexid: eeg ficil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (afaf-caan, m.l) (c.af) Luqaddacaadiga ah oo looga hadlo ama laga fahmodhul ballaaran, dadyow kala duwanna ay kuhadli karaan ama fahmi karaan inkasta oouusan ahayn afka waddaniga ah. AfInqiriisku waa af-caamka ugu muhiimsan,oo ay ku hadlaan fahmaanna in ka badandunida nuskeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waddo baabuurtu marto oo carro adag lagu sameeyey oo aan laami ahayn; jid cad. ld jidcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (c.nafl) Nooc masaska ka mid ah oo midab cad leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]