Qeexid

"(afaf-caan, m.l) (c.af) Luqaddacaadiga ah oo looga hadlo ama laga fahmodhul ballaaran, dadyow kala duwanna ay kuhadli karaan ama fahmi karaan inkasta oouusan ahayn afka waddaniga ah. AfInqiriisku waa af-caamka ugu muhiimsan,oo ay ku hadlaan fahmaanna in ka badandunida nuskeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afcaan oo kali ah:
  • Xaashi Cilmi Nuur Guddoomiyaha maxkamadda gobolka ayaa sheegay in maxaabiista la xukumay loo ogol yahay inay xukunka rafcaan ka qaataan, balse aan loo ogoleyn inay xarigooda iibsadaan.
  • Gargaarka diyaarinta rafcaanka waxa laga heli karaa Ohio Legal Rights Service at (800) 282-9181 cod, (800) 858-3542 TTY, (614) 466-7264 voice, (614) 728-2553 TTY.