Qeexid
Cuntada ugu horreysa ee subaxdiila cuno; quraac.
Cuntada ugu horreysa ee subaxdiila cuno; quraac.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -lawday, -laabatay
Qeexid: Qofafbilaw cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg afbilaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof ilkaha qaar kamaqanyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld afbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]