Qeexid

(-smay, -santay; -smi) Wax afleh noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afaysan oo kali ah:
  • Marka dhiig aafaysan qof kale lagu shubo.
  • Waran afaysan iyo filan waa ayaa ku dhacay, hase yeeshee ereygii ugu dambeeyey inta uu qabsaday ayuu degdeg ula soo booday “ Mustaqbalku waa guur, tacliin, iyo lacag ee maxaad igu nacaysaa!”