Qeexid

"ld afayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afays oo kali ah:
  • "Caalamku, wuxuu isha ku hayaa khatarta ka imaan karta Somalia, waana laga dharagsan yahay inay ku faafayso gobolka iyo caalamka, taas ayaana keentay inaan ku celino go'aankeenii hore" ayuu yiri Wasiirku.
  • Ciyaaryahan Baggio ayaa saftay ciyaar lacag loogu ururinayey dadkii ay aafaysay sunaamadu bishii February, waxaanu ydih; “Waxaan wakhtigayga intiisa badan u hurayaa in aan caawiyo dadka tabaalaysan, si adduunka looga cidhibtiro gaajada.”