Qeexid

"Tix maanso ah oodhowr beyd ka kooban."

Qeexid Xigta

Afar hog oolabada iska soo horjeedda ay yaallaandhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oomaran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afarrey oo kali ah:
  • Sida la rumeysan yahay, tixdiisii ugu horreysay, waxay ahayd afarrey uu u tiriyay gabadh qotiyad ahayd, oo uu qabay Ina-adeerkii Maxamed Dugsiiye oo markaa Adari deggenaa.
  • Shaqayn mayso, weligeedna shaqayn mayso, aragtida Abwaan Gaarriye ee odhanaysa miisaanka aan ku baree maansayahan noqo. 32 sannadood ayaa laga joogaa maalintii xeerka miisaanka la ogaaday, welina lama hayo qof ay taasi ka caawisay in uu afarrey curiyo.