Qeexid

(-syo, m.dh) Shaxan joometeri ahoo afar dhinac oo isle'eg leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afargees oo kali ah:
  • Maqalka iyo muuqaalka la oggol yahay waa inta uu qol afargees ahi qaado.
  • Maqalka iyo muuqaalka la oggol yahay waa inta uu qol afargees ahi qaado.