Qeexid

"Tirada saddexda iyo shanta udhexayso; “4”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afar oo kali ah:
  • Ilo wareedyo ku dhow dhow Xafiiska Ra'isal Wasaaraha ayaa sheegaya in safarka Ra'isal Wasaaraha uu yahay mid Nayroobi uu kaga qeyb galayo Shirar caalami ah oo arrimaha Soomaaliya looga hadlayo, kaasoo aan si rasmi ah loo shaacin.
  • C/raxmaan Macalin Axmed Gudoomiyaha Maamulka Degmada Warsheekh waxaa sidoo kale uu sheegay in dadka Magaaladaasi iyo Dadka Safarka ah ay dhibaato xoogan ku qabaan Bacad aad u farabadan oo Gebi ahaan Xiray Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxay Degmadaasi.