Qeexid

"(afaaf, m.dh) Meesha furan ee aqal,xero iwm laga galo ama laga baxo; kadin;irrid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga afaaf oo kali ah:
  • Madaxa Wafaafinta ee maamulka Dooxada Shabeelle Maxamed Nuur Cagajoog oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarka ay iyagu qaadeen, isla markaana ay deegaankii ku qabsadeen, wuxuuna xusay inay arkeen maydadka laba qof oo ka dhintay Al-shabaab.
  • Madaxa Wafaafinta ee maamulka Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ka hadlay mas'uuliyiinta cusub ee la magacaabay ayaa sheegay inay howlahooda bilaabeen.