Qeexid

"Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi' iyo 'oo'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adoo oo kali ah:
  • Nabadoonku wuxuu sheegay in dagaalkan ay ka dhasheen khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, isaguna loo sheegay dhimashada 10-qof oo ayku jiraan ciidamadii Ethiopia ee weerarka qaaday.
  • Halkii laga filayay inuu ololaha xisbigiisa ka hadlo wuxuu bilaabay inuu taariikhdii madmadoobayd miciinsado Muuse Biixina ku eedeeyo inuu yahay nin ku caan baxay inuu dagaal-sokeeye oogo.