Qeexid

Wax adagnoqosho (wax).

Qeexid Xigta

Ka a.: wax ka lib helid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adkow oo kali ah:
  • Odayaasha wax-garadkow waxaa idinla gudboon hawshaad dabaqashadeeda, mana aha maanta maalintii qabiil loo dagaalami lahaa ee waa maalintii aqoon iyo horumar lagu tartami lahaa.
  • . wixii khalad ah, markasta waa khalad, ku adkow go’aankaa marna khalad ha ogolaan.