Qeexid

"ld adkaysi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adkaysan oo kali ah:
  • Markii loo adkaysan waayay falalki waxashnimada ahaa ee ummadda lagu hayay, ayaa waxa bilaabantay in maalinkasta laga tallaabo xuduudda Itoobiya, si loogu biiro xooggagii SNM ee hubka u qaatay in ay dadkooda xorreeyaan.
  • Weeraradii SNM cadhadii shicibka iyo aargoosigii faqashta taliskii siyaad barre waa loo adkaysan kari waayay dhibaatadiisii.