Qeexid

"(-no, m.dh) (baay.) Mid ka midah kuwa ugu muhiimsan beysaskanukliyootaydhada DNA iyo RNA."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adinayn oo kali ah:
  • “Waayo, maanta ayaynu yagleel cusub, xisbi cusub, doorasho cusub, dowlad cusub ayaynu raadinaynaa,” ayuu raaciyey.
  • "Lacag ma bixinayno, balse waxaan sida ugu dhaqsiyaha badan u qaadaynaa talaabo aan ku badbaadinayno Markabka hubka noo wada" ayuu yiri Wetangula oo daboolka ka rogay in go'aankoodan uu yahay mid aysan ka laabanayn.