Qeexid

"Magacuyaal tilmaamaya qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha). ld adi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adiga oo kali ah:
  • Aqris wanaagsan Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed Siciid waa qoraa deggen magaalada London, UK, waana guddoomiye xigeenkii hore ee Naadiga Qalinleyda Soomaaliyed.
  • Waxaa lagu carbiya luqooyinka iyo hirfado shaqooyinka caadiga ah ee kala duwan oo loo adeegsado hadba wadanka la rabo in hawsha sirdoonka laga soo fuliyo.