Qeexid

"Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay."

Qeexid Kale

(u.j) adeerow! 4. (u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!;gabadha aan adeerka u ahayey!

Qeexid Xigta

Hab xurmo lehoo qof da'weyn loogu yeero.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeer oo kali ah:
  • Max'ed Dheere, ayaa la xaqiijiyay in isaga, xaaskiisa, wiil uu adeer u yahay iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa ay halkaas ka tageen intiisa aysan gaariga tagin ciidamada Ethiopia, lamana yaqaan halka ay aadeen.
  • Faysal wuxuu ku jawaabay "Adeer waa isku mid".