Qeexid

"(-ooyin, m.l) Haweenay shaqohoosaad ka qabata guryaha, xafiisyada iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeegto oo kali ah:
  • Si kasta oo ay tahayba; Suuqa Maanaboolyo ayaa ahaa maanta mid aanay ka socon dhaqdhaqaaq ganacsi, waxaana xirnaa dhammaan dukaamada laga adeegto, iyadoo dadkii ka adeegan jiray suuqas ay maanta u ahayd maalin ka duwan malmahoodii hore.
  • Waxan aaminsanahay in uu noqon doono mid u adeega dadwaynaha, Baahida degmada ee qaan gaadhayna wax ka qaban doono, ee aanu noqon doonin mid lagu adeegto, isagana dadwaynaha kusii adeegta.