Qeexid

"ld adeegsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga adeegsad oo kali ah:
  • Dagaalkan ayaa ahaa mid ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka culus, isagoo qarxay markii ciidamada AMISOM oo wata taangiyo ay weerar ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen Al-shabaab oo dhawaan laga qabsaday DF.
  • Waxa iyaduna qodob kale oo muhiima ah, inay ururadu iska ilaaliyaan inay u adeegsadaan doorashada cid aan xaq u lahayn codbixinta taasoo muran ka abuuri karta natiijooyinka doorashooyinka, islamarkaana dalka u horseedi karta dhibaato.